Diyaarado Duqeeyey Masjid Ku Yaalla Gedo(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

00971D2D-C8E4-4117-A1E4-20C30742BABC_w268_r1Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha Kenya ay duqeyn ka geysteen meelo ka tirsan gobolka Gedo.

Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo oo u dhow degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Afhayeenka Maamulka Gobbolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed.

Comments/Fikirkaaga