Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Gallan oo khudbad Taariikhi Ah Jeediyey(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

vlcsnap-2016-01-03-15h32m01s222-1Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan ayaa Khudbad Taariikhi ah oo uu Jeediyay kaga hadlay Khilaafka isaga & Madaxweynaha Puntland.

Wuxuu sheegay in uu dhowr jeer la kulmay Madaxweynaha PL Dr Cabdiweli M.Cali Gaas kalana hadlay in ay Muhiim tahay in la dhegaysto Shacabka Gobolka Bari warkooda cabashad ah ee ka soo yeedhaya balse wuxuu sheegay in Dr Gaas iska dhega tiray.

Comments/Fikirkaaga