Xulka Kubada Cagta Puntland oo Magaalada Xidda lagu soo Dhoweeyey(Sawiro).

Filed under: Sports,Uncategorized,Wararka |

Magaalada Xidda ee deegaanka Degmada Waaciye ayaa Maanta Waxa si weyn loogu soo dhoweeyey Xulka Kubada Cagta ee Puntland,kuwaas oo dhowaantan kusoo guuleystay Koobkii Ciyaaraha Gobolada Soomaaliya.

Ururka Iftin oo ah Urur Maxali ah Xaruntiisuna Tahay Magaalada Xidda ayaa Xulka Kubadda Cagta ee Puntland maanta si weyn usoo dhoweeyey,iyagoona kaga hortagay Afaafka Hore ee Magaalada Xidda ee dhanka Koonfureed.

Soo Dhoweyn ka dib Waxa Xulka Kubadda Cagta oo Gacanta ku wata Koobkii Gobolada Soomaaliya loo gelbiyey Madal loo diyaariyey,halkaas oo ay dadweynaha kula hadleen.

Agaasimaha Isbortiska iyo Ciyaaraha Puntland Mudane.Tigaane ayaa Shacabka reer xidda gaar ahaan Ururka Iftin uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay usoo dhoweeyeen.

Soo Dhoweynta Xulka Puntland ee Magaalada Xidda ayaa guul kusoo dhamaatay.

Raadreeb.com-Xidda.

13934577_1349773925050607_748968977142896739_n13645129_1075447035870457_9198955496711384261_n13882330_1349774025050597_3016254632405512985_n13924842_1349773985050601_268994949044707792_n13876215_324134661309386_198606716219606822_n13891979_324141481308704_8244499805794590900_n13938403_324135574642628_4646362836335327560_n13892253_324138974642288_5463760508577792583_n13886289_324140297975489_5680063361514293140_n13901427_324143921308460_3170392031084563754_n13924877_324134924642693_4909418208468998852_n13891938_324140681308784_801637657306016313_n13938374_1075446432537184_6138060792167563133_n13880416_1075446215870539_2438286915340489665_n 13886247_1349773941717272_5203839990500111030_n 13924916_1075445629203931_3608297447343459832_n13939545_1075446812537146_9211555094900188639_n

13891813_1075446312537196_2696377283807242866_n13925363_1075445159203978_7246220339411513488_n13882149_1349774061717260_398069752874304663_n13906753_1075447525870408_7756760689532923055_n

Comments/Fikirkaaga