Dhegayso:-Xildhibaan C/risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne C/weli Gaas Waxaan Ugu Baaqayaa in uu Is Casilo,Inta Aanan Xilka Ka Qaadin”

Filed under: Wararka,Waraysi |
Mudane katirsan Baarlamaka Puntland ayaa Eedeun Kulul u Soo Jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, oo ay sheegeen inuu arrimo badan ku guuldaraystay. .

Xildhiban  C/risaaq Siciid Aadan oo ka Mid ah Mudaayasha Laga Soo Dooortoo Gobolada Karkaar,Hayland iyo  Bari ayaa Sheegay inay Puntland ay Wajahayso Xaalad Adag  Oo dhanka Dhaqaalaha ah Siba Ciidamada Puntland oo uu Sheegay inay Mudanaysha Baarlamanka La Qeyb Sadeen inaysan Muddo Helen Mushahaaraadkoodii.
Xildhibana Waxaa uu  Xukuumada Madaxweyne Gaas Ku Eedeeyay inaysan waxba ka Qaban Xaalada Abaaraha Amniga Dhaqaalaha.

Ugu Damayntii Xildhibaan C/risaaq ayaa sheegay inay Madaxweynaha ugu baaqayaan in uu iscasilo,inta aan Xilka laga Qaadin.
Halkan Hoose ka dhegayso Waraysiga Xildhibaanka.

Comments/Fikirkaaga