Qaayibo Nuux oo Buraanbur Qiimo Leh u Tirisay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

Qaayibo Nuux oo ka Mid Haldoorka Haweenka Gobolka Bari,kana Mid ah Xubnaha u dhaqdhaqaaqa Arimaha Bulshada ayaa Buraan Qiimo Leh Hawada u Marisay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka ee Soomaaliya.

Qaayibo Nuux ayaa Xildhibaanada kula dardaarantay inay soo Doortaan Madaxweyne Samata bixinka Dalka Soomaaliya ee Musuqmaasuqa iyo Dagaaladu ka degeen.

Halkan Hoose ka Dhegayso Buraanburka Qaayibo Nuux.

 

Comments/Fikirkaaga