Madaxweyne Farmaajo oo Waraysigiisii ugu horeeyey Kaga Hadlay Qodobo kala Duwan(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Waraysigiisa kaga hadlay Waxqabadkiisa Boqolka Maalmood ee ugu horeeya Waxqabadka u Qorshaysan.

Halkan Hoose ka Dhegaysi Waraysiga Madaxweyne Farmaajo.

Comments/Fikirkaaga