Ogaysiis:-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Houston ee dalka Maraykanka.

Filed under: Wararka |

Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Houston iyo Nawaaxigeeda ee dalka Maraykanka  inay Jiri doonto Xaflad Ballaaran oo Lagu Soo Dhoweynayo Laguna Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane.Maxamed C/laahi Farmaajo.

Halkan Hoose ka Akhriso Taariikhda Xaflada La qabanayo iyo Goobta Lagu Qabanayo.

-Taariikhda Xaflada La qabanayo Waa:- Sabti 18-02-2017.

-Wakhtiga Waa 9:00 PM.

-Goobta Xafladu Waa:-Rim Jhim Hall 14639 beechnut St,Houston,TX.

Wixii Faahfaahin Intaas dheer kala xiriir Axmed Curcuro iyo Cabdi Baraawe.

 

Comments/Fikirkaaga