Dawlada Imaaraatka Carabta iyo Maamulka Somaliland oo heshiis kala Saxiixday(Dhegayso).

Filed under: Wararka |

Masuuliyiin ka socday Somaliland iyo wakiillo metelaya dawladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Dubai si rasmi ah ugu kala saxeexday heshiis ogolaanaya in magaalada Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda Isku taga Imaaraadka Carabta.

Heshiiskan ayaa daba socda go”aan ay labada gole ee Baarlamaanka Somaliland dhawaan ku ansixiyeen qodobada is afgaradka heshiiskaasi.

Heshiiska lagu gaaray in magaalda Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda imaaraadka ayaa buuq badan dhaliyay,
Sidoo kalena mudaharadyo lagaga soo horjeedo ayaa ka dhacay meelo kala duwan.

Halkan Hoose ka Dhegayso Feysal Cali Waraabe oo amuurtaasi ka hadlay.

Comments/Fikirkaaga