Dhegayso:-Xildhibaan Aadan Barre Ducaale”Madaxweynaha Kenya Waa Nin Daarood Ah”

Filed under: Wararka,Waraysi |

Aadan Barre Ducaale oo ah gudoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa meel fagaaro ah ugu sheegay beesha uu kasoo jeedo inuu ku faraxsan yahay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu kusoo biiray Beesha Daarood.

Isagoo Boqolaal ruux kula hadlayay gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa uu sheegay in xataa Farmaajo uu Uhuru Kenyatta weydiiyay hadii uu Daarood yahay.

Halkan Hoose ka Dhegayso Codka Xildhibaan Aadan Barre Ducaale.

Comments/Fikirkaaga