Koob Loogu Magacdaray Koobka Nabadaynta iyo Isdhexgalka oo Bosaaso Lagu qabtay(Sawiro).

Filed under: Sports,Wararka |

Munasabadan Lagu Daah Furayay Kooxo Ku Ciyaraysa Magacyada 16-ka Xafadood Ee Bosaso Ka Kooban Tahay Ayaa Loga Danleyahay Sida Dhalinyarada Looga Wacyi Galin Lahaa Wax Yabaha Sameyna Ku Yeesha Dhalinyarada Mustaqbalkoda Sida Tahriibta Iyo Argagixisnimada.

Tartankan Kubada Cagta Ay Dhalinyarada Xaafadaha Bosaso Isku Arki Donaan Waxaa Maalgalinaysa Hay’adda Nabad Sugidda ee (PSF) Waxaana Kooxahan U Dhamaystiran Qalabka Ciyaartoyda.

Tartankan Waxaa Fulinaya Xiriirka Kubada Cagta Puntland Oo Ugu Horeyo Gudomiyahooda Mustafe Majacase Waxana Sido Kale Garsoorayaal Ka Ah Garsorayshada Ugu Cansan Gobalka Bari Ee Heer Wasaradeed Wuxuna Soconaya Mudo Ku Dhow 10 Cisho.

Cabdiqani Jaamac Muse Oo Ku Magacdheer Faandhuul Oo Ka Mida Sarakisha Yahada PSF Ayaa Ka Warbixiyay Ujeedka Ay Ka Leyihiin Ciyaartani.

Duqa Degamada Bosaso Eng Yasiin Mire Maxamuud Waxa Uu Tilmaamay Inay Tahay Wax Lagu Farxo.

Gudomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Puntland Mustafe Cabdirixmaan Majacase Ayaa Shegay Inay Xiriirka Wadaan Shaqo Culus.

Gudomiyaha Gobalka Bari Dr Yuusuf Maxamed Waceys Dhado Ayaa Uga Mahadceliyay Sarakiisha Haya’dda PSF Tartankana Ay Qabteen.

Mudada Uu Tartankan Socdo Waxaa Isku Arki Doonta Dhalinyaro Kala Matalaysa 16-ka Xafadood Ee Bosaso Waxayna Qayb Ka Tahay Isdhexgalka Iyo Ka Wada Shaqaynta Amniga Magalada Ganacsiga Puntland Ee Bosaso.

IMG_4458

IMG_4459

IMG_4461

IMG_4465

IMG_4471

IMG_4490

IMG_4499

IMG_4503

IMG_4509

IMG_4511

IMG_4520

IMG_4533

IMG_4538

IMG_4550

IMG_4567

IMG_4570

IMG_4575

IMG_4578

IMG_4580

IMG_4585

IMG_4586

Comments/Fikirkaaga