Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Bari oo ka hadlay Qaraxii Magaalada Bosaaso ka Dhacay(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta la hadlay  ayaa sheegay in hal askari uu ka mid ahaa dadka qaraxa ku dhintay, sidoo kalena 3 qof oo rayid ahi ay ku jireen dadka dhintay iyo qofkii Is Qarxiyey.

Xaalada Guud ee Magaalada Bosaaso ayaa xiligan degan,iyadoona Goobtii Weerarku ka dhacay ay xiligan Ciidamada Amaanka ee Magaalada Bosaaso.

Ilaa Hadda Ma jirto Cid Sheegatay Masuuliyadda Weerarkan.

Halkan Hoose ka Dhegayso Taliyaha oo Qaraxan ka hadlaya:-

Comments/Fikirkaaga