Madaxweyne Erdogan oo ku Dadaalaya in Qatar Go”adoonka Laga Qaado(Dhegayso).

Filed under: Wararka |

Madaxweyne Erdogan ayaa ku Dadaalaya in Qatar Go”adoonka Laga Qaado.

Dowlada Turkiga ayaa wali sii waddo dadaalo dhinaca diblamaasiyadda ah oo ay ku dooneyso in xayiraada looga qaado dalka Qatar.

Nuur Xassan Nuur, ayaa warbixintan ku eegaya dhaxdhaxaadinta Turkiga ee xaalada cakiran ee ka taagan Bariga Dhexe.

Xigasho:-VOA.com

 

Comments/Fikirkaaga