Muslim man stopped, handcuffed and searched because he was wearing too many clothes!

Filed under: English-news,Wararka |

Muslim ayaad  tahay, waxaad wadataa Jaakad, Shaati iyo Garan, waa lagu katiinadeenayaa oo lagu baarayaa.

Nin Muslim ah, oo ku sugan London,  ayaa isaga oo ku  odraya salaada Jimacaha oo wata dhowr shey inta la istaajiyey oo la katiinadeeyey  la baaray,  sababtoo ah isaga oo Muslim ayuu gashanaa dhowr shay

رجل مسلم في طريقه الى صلاة الجمعة في #لندن فوقفته الشرطة، كبل يديه وتم تفتيشه لأنه كان يرتدي ملابس كثيرة جدا!

Comments/Fikirkaaga