Faroole oo sheegay in aan dastuurku qabiil ku dhisnayn ”Dhegeyso”

Filed under: Wararka,Waraysi |

Dastuurka Puntland qabiil kuma dhisna sidaas waxaa yiri Madaxweynihii hore ee puntland Cabdiraxmaan faroole. wuxuu sheegay in xildhibaanada lagu qaybiyey Deegaan ee aan lagu qaybsan qabiil. Reer mudug hadii wax isaga kiin maqan yihiin dib ula noqda oo idinku wax isu cesha Nugaalba waa meerto oo wax baa laysu ceshaaye halkaas ka saxda wixii idinka maqan, waa hadalkii faroole. Senatorka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri odayaasha halkaan laysugu keenay oo la soo lugooyey wax dastuurka ka galay ma jirto dadka ha wareerininee meel fariista. Waa hadalkii senatorka. hoos ka dhegeyso

DHEGEYSO HADALKA SENATOR FAROOLE

Comments/Fikirkaaga