Mid ka Mid Ah Malayshiyaadkii maanta ka Badbaaday dagaalkii Tuulada Jiingada ka dhacay oo Waraysi Lala Yeeshay(Cod+Sawiro).

Filed under: Wararka,Waraysi |

Halkan Hoose ka dhegayso Mid ka mid ah Malayshiyaadkii deegaamaysiga ka waday agagaarka tuulada Jiingada oo isagu ka badbaaday dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay,isla markaasina Sharaxaya Sida ay wax u dhaceen.

Maxamed Shiikh Xasan Wuxuu ka mid ahaa Malayshiyo beeleed kasoo jeeda Beelaha Majeerteen oo mudooyinkii dame looga digayay inay deegaamaysi ka sameeyaan agagaarka tuulada Jiingada ee deegaanada Beelaha Dishiishe.

Ugu Damayn maanta ayaa halkaasi dagaal ka dhacay,iyadoona dagaalka maanta ka dhacay Madaxweynaha Puntland mudo 4-mar ah loogu tegay xal u helida arinkan,balse uu dhegaha ka furaystay,iyadoona ugu damayn uu xaalku maanta ku danbeeyey Sida Maxamed Shiikh Xasan uu inooku warami doono.

Dhegayso Waraysiga.

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Qaar ka mid ah Guryihii la dumiyey.

Comments/Fikirkaaga