Wasiirkii Hore ee Dekedaha Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo Waraysi Xasaasi Ah Bixiyey(Dhegayso).

Filed under: Wararka,Waraysi |

Wasiirkii Hore ee Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane.C/laahi Jaamac Saalax ayaa ka hadlay arimo muhiim oo ku saabsan Puntland,kuwaasi oo ay ka mid yihiin heshiiskii dhowaantan dhexmaray Maamulka Puntland iyo Shirkada DP World ee ku saabsanaa Dhismaha Dekeda Magaalada Bosaaso,Dhibaatooyinka ka taagan dhoofka Xoolaha Puntland oo dhowaantan hoos u dhac weyni  ku yimid,Sicir bararka ka jira Puntland,Mudaaharaadyo dhowaantan ka dhacay Magaalooyinka Bosaaso iyo Garoowe iyo weliba Xukuumada dhowaantan lagu wado in La Magacaabo.

Halkan Hoose ka Dhegayso Waraysiga Ex.Wasiir C/laahi Jaamac Saalax.

Comments/Fikirkaaga