Magaalada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag oo Lagu dilay nin Dhalinyaro(Video).

Filed under: Wararka |

Habeenkii Xalay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag,waxa lagu dilay nin Dhalinyaro ah.

Gobolka Sanaag ayaa hadda waxa ku sugan Maamulka Somaliland, oo horay u sheegay inay bulshada gobolka Sanaag khasab ku diwaan gelinayaan.

Ilaa hadda lama oga in dilkani la xiriiro diiwaangelintra Siciid Cali Muuse iyo Cali buureed ka wadaan gobolka Sanaag,

Wararka ugu danbeeyey oo aan ka helnay gobolka Sanaag  ayaa sheegaya in Wiilka la dilay Allah ha u naxariistee la oran jiray Maxamed Cabdiraxmaan Cllaahi (Subagle), oo ka mid ahaa ardada Jaamacadda Camuud.

Comments/Fikirkaaga