Daawo Sawiradda Beeraha Roox ee Gobalka Mudug(Sawiro).

Filed under: Wararka |

Beerahan ayaa ah kuwo aad usoo jiidanaya indhahaaga waxaana ay kutaala Deeganka Roox ,waxaana kabaxa beertan aad u jeedan quruxdeeda qaaraha iyo khudaarta noocyadeeda kala duwan ,kuwaas oo loo qaado degaanada kala duwan ee Dhul udug.

Dhulkaan lama Beeran jirin mana lahayn wax soosaar ama Beero 16 sano ama ugu badnaan 20 sano ka hor iyadoo ay Soomaalidu u taqaanay meel lama degaan ah ama dhagxaan ah oo aan wax laga Beeran karin.

Dhulkan waxaa Beertan ka sameeyey sanadku markuu ahaa 2001 dii, mudane Garaad Gaas Dhunkaal oo ah shaqsi aad u firfircoon jecelna inuu dalkiisa aamino ayna ummadda Soomaaiyeed uga daydaan shaqada wacan ee uu qabtay oo ay aaminaan dalkooda kana shaqaystaan.

Hoos Kadaawo Sawiradda:-

Comments/Fikirkaaga