Kulankii Golaha Aqalka Sare Soomaaliya Ee Looga doodi Lahaa Arinta Qalbi dhagax oo dib Loo dhigay.

Filed under: Wararka |

Waxa dib loo dhigay kulankii xildhibaannada Aqalka Sare uga doodi lahaayeen arinta Qalbi Dhagax, kadib markii xildhibaano ay soo jeediyeen in ajandahaasi aan laga doodin.

Cod ayaa arintaasi loo qaaday waxana guuleystay kooxdii lahayd waa in ajandahaasi dib loo dhigaa oo helay 21 cod, halka kooxda doonaysay in arinta Qalbi Dhagax laga doodo ay heshay 11 cod, waxana ka aamusay 4 xildhibaan iyadoo tirada guud ee fadhiyey golaha ay ahaayeen 36.

 

Comments/Fikirkaaga