Reer Berbera”Xiran Meyno Kabaha iyo Koofiyadaha Kulul Ee Shirkada DPWorld”

Filed under: Wararka |

Xiran meyno kabaha adag ee birta afka ku leh iyo Koofiyada 35-Digriiga Ah,Sidaasi waxa yiri Ganacsatada Gobolada Somaliland oo Shaqo Joojin Guud Sameeyey.

Ganacsatadani waxay ku doodayaan in Shuruudaha ay Shirkada DPWorld la timid ay yihiin kuwo xad gudub ku ah Ganacsigooda,isla markaasina wixii hada ka danbeeya ay ka fiirsan doonaan Wada shaqaynta Shirkada DP World.

Sidoo kale waxa iyana xusid in Ganacsatada Magaalada Bosaaso ay iyana sugayso Mid tan la Mid ah,taas oo ay cabasho ka keeni doonaan.

Shirkada DPWorld oo meelo badan oo Caalamka ka mid ah ka Howlgasha waxa inta badan wadashaqaynteeda ka yimaada cabashooyin badan oo la xariira Dhanka Arimaha Shaqada Sida Sharciyada u degsan oo ah kuwo inta badan Xad gudub ku Ah Xuquuqda Shaqaalaha iyo Ganacsatada dalalka ay shirkadani ka hawlgasho.

Halkan Hoose ka Daawo Amuurtaasi.

Comments/Fikirkaaga