Hambalyo Aroos:-Mudane.Yusuf Maxamed Yusuf iyo Murwo.Aamino Maxamed Xasan.

Filed under: Wararka |

Dhamaan Magacyada Dadkan Hoose ku qoran Hambalyo Aroos Hawada u marinayaan Mudane.Yusuf Maxamed Yusuf iyo Murwo.Aamino Maxamed Xasan oo shalay Arooskoodu ka dhacay Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari,waxayna Leeyihiin alle ha idinka dhigo Qoyskii isku waara Ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Hoos ka Akhriso Magacyada:-

1-Aabe Maxamed Yusuf iyo C/laahi Yusuf Finiin.

2-Nabadoon Shiikh C/raxmaan Maxamed Yusuf.

3-Siciid Maxamed Yusuf.

4-Abshir Maxamed Yusuf.

5-C/laahi Maxamed Yusuf.

6-A.Cali Yusuf Maxamed.

7-A.Siciid Yusuf Maxamed.

8-Maxamed Axmed Yusuf.

9-H.Xaawo Cismaan Xasan.

10-H.Dhudi Cismaan Xasan.

11-H.Sahro Cismaan Xasan.

12-Raaxo Maxamed Yusuf.

13-Sacdiyo Maxamed Yusuf.

14-Ayaan Maxamed Yusuf.

15-Faadumo C/laahi Maxamed.

16-Yaasmiin C/raxmaan Maxamed.

17-Sahro Xuseen Maxamuud.

18-Faadumo Yusuf Maxamed.

19-Caasho Yusuf Maxamed.

20-Muraado Yusuf Maxamed.

21-Ròodo C/laahi Yusuf.

22-Safiyo C/laahi Yusuf.

 

Comments/Fikirkaaga