Puntland”Dhiibistii Qalbi-Dhagax Itoobiya loogu dhiibay Sax bey Aheyd”

Filed under: Wararka |

Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan Dhiibistii muranka baddan uu ka dhashay ee Dowladda Soomaaliya ugu gacan gelisay Itoobiya Sarkaal ka tirsan Jabhadda ONLF C/kariin Sheikh Muuse Qalbi dhagax.

Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada ee Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ayaa sheegay in aragtidiisa shaqsiyadeed iyo tan dowladda Puntlandba ay taageersanyihiin talaabada ay qaaday dowladda Federalka ee Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Dhegayso  Wasiirka oo amuurtaasi ka hadlaya:-

Comments/Fikirkaaga