Gaas oo ka hadlay Shirkii Magaalada Kismaayo(Dhegayso).

Filed under: Wararka |

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Hir Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Halkan Hoose ka dhegayso Waraysiga Gaas.

 

Comments/Fikirkaaga