Madaxweynaha iyo Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Casumaad Udiray Madaxda Maamul Goboleedyada.

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulilaahi farmaajo iyo Raysalwasaare Xasan Cali kheyre ayaa Casumaad rasmi ah u diray madaxda maamul goboleedyada in ay muqdisho u yimaadaan Shir looga hadlayo xiriirka iyo wadashaqaynta maamul goboleedyada iyo federalka,sida uu Warbaahinta usheegay wasiirka warfaafinta Soomaliya Abdirahman Omar Osman oo warbaahinta war u mariyey waxyaabihii looga hadlay shirkii golaha wasiirarada ee Khamiis walba la qabto.

Comments/Fikirkaaga