War Deg Deg Ah:-Dekeda Magaalada Bosaaso oo Goordhow La Wareejinayo.

Filed under: Wararka |

Waxaa Goordhow Bilaabanaysa Xafladda Lagu Wareejin Doono Shirkadda DP World Dekedda Magaalada Boosaso,iyadoona xiligeedii laga soo horumariyey Wareejinta Dekeda oo awal qorshuhu ahaa in Sabtida ama Axada La Wareejiyo.

Waxaa Saxaafada iyo Martidii Kalaba Ay Hadda ku suganyihiin Qeyb Kamid Ah dekedda Oo Xafladdu ka Dhici Doonto.

Dhinca Kale Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Ayaa la Filaya Inuu Soo gaaro Boosaso, Isagoo Mudooyinkii Danbe ku Maqnaa Magaalada Kismaayo.

Comments/Fikirkaaga