Safiirkii Dowlada Soomaaliya u fadhiyey Imaaraatka oo Amar Lagu Siiyey in uu Xilka Wareejiyo.

Filed under: Wararka |

Wasaarada Arimaha dibada Soomaaliya amar ku bixisay in Safiirkii  dowlada Soomaaliya u fadhiyey dalka Imaaraatka uu xilka si deg deg ah u Wareejiyo.

Halkan Hoose ka akhriso wareegtada Wasaarada Arimaha Dibada.

Comments/Fikirkaaga