Daawo Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ee Degmada Waaciye(Sawiro+Video).

Filed under: Wararka |

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Soomaaliya Loogu Sameeyey Degmada Waaciye ee Puntland.

Soo Dhoweynta Madaxweynaha oo ahayd mid heerkeedu aad u sareeyo ayaa waxa ka qeybqaatay Maamulka Degmada Waaciye iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan deegaanada Degmada Waaciye.

Sidoo kale waxa Madaxweynaha la Gudoonsiiyey Hadiyo kala duwan oo isugu jirey Geel,Fardo iyo Agabyo kale oo Hadiyado Ah.

Ugu Damayntii Madaxweyne Farmaajo oo goob fagaare ah shacabka degmada waaciye kala hadlay ayaa si weyn ugu mahadceliyey soo dhoweynta ay u sameeyeen,isagoona sheegay inay reer waaciye soo dhoweyntoodu meel gaar ah ugu qornaan doonto.

 

Comments/Fikirkaaga