Bosaaso:-Ugaas Xasan oo Casumaad Ufidiyey Boqolaal Qof oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Horeeyo.

Filed under: Wararka |

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin Ayaa Casumaad Ufidiyey Boqolaal Qof oo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ugu Horeeyo,Casumaadaas oo ah Qado Sharaf Lagu qaban Doono Beerta nasashada ee Rays oo Maanta Xariga Laga jari Doono.

Amaanta Goobta Qado Sharafta lagu qaban doono ayaa si weyn loo adkeeyey,iyadoona xili hore oo Maanta ah gebi ahaanba amaanka goobtaasi ay la wareegeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Amaanka ee Magaalada Bosaaso.

Wararkeena dame kala soco Warkan oo Faahfaahsan.

 

Comments/Fikirkaaga