Iskuulka Magaalada Xidda Oo Dayactir Lagu Sameeyey(Sawiro).

Filed under: Wararka |

Iskuulka Hoose/Dhexe/ iyo Sare Ee Magaalada Xidda ayaa Dayactir Lagu Sameeyey.

Iskuulkan oo mudo dayactir u baahnaa ayaa guud ahaan Dayacir lagu sameeyey,iyadoona Dhaqaalaha ku baxay ay iska kaashadeen Bulshada ku dhaqan Magaalada Xidda iyo Jaaliyadaha Dibada.

Sidoo kale waxa Mashruucan Fulliyey Ururka Maxaliga Ah Ee Iftiin Org-Xidda.

Dadka deegaanka xidda gaar ahaan Maamulka iyo Ardayda Iskuulka Xidda ayaa si weyn usoo dhoweeyey una Mahadceliyey Cid kasta oo Mashruucan ka qeybqaadatay.

 

Comments/Fikirkaaga