Xidda:-Arday Kaalimaha Hore ka Gashay Imtixaanka Teeramka Kowaad oo Abaal Marin Lasiiyey(Video).

Filed under: Wararka |

Magaalada Xidda ee Deegaamada Degmada Waaciye ayaa Waxa lagu qabtay Xaflad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay,taas oo Abaalmarino Lagu Gudoonsiiyey Arday Kaalimaha Hore ka gashay Imtixaankii Teeramka Kowaad.

Munaasabada Xaflada ayaa Waxa Kasoo Qeybgallay Maamulka Magaalada Xidda,Maamulka Iskuulka,Waalidiin Iyo Arday,waxayna u dhacday Xafladaasi si Meeqaamkeedu Sareeyo.

Hoose Ka Daawo Munaasabada Xaflada.


Comments/Fikirkaaga