Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta ka Doodaya Heshiisyada Shirkada DP World.

Filed under: Wararka |

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor sii horeysay oo xalay aheyd waxaa lagu wargeliyay in maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana laga dalabay in ay ku yimaadaan waqtiga lagu balamay.

Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis walba oo hormarineed oo la galayo u idman tahay dowladda Soomaaliya oo kaliya, iyadoo loo soo marayo hay’addaha dastuuriga ah ee dalka, iyaga oo ku tilmaamay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee Berbera mid sharci darro ah.

 

Comments/Fikirkaaga