Ku Dhawaaqistii Ra”iisulwasaaraha Itoobiya Oo Dib u Dhacday(Dhegayso).

Filed under: Wararka |

Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra’iisul Wasaare Cusub. Mas’uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra’iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin.

Haddaba, siyaasadda dalka Itoobiya eee xilligan iyo cidda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee waddankaasi ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystaya Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

 

Comments/Fikirkaaga