Gaas Oo Garoowe dib ugu Soo Laabtay.

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Garowe dib ugu soo laabtay ka dib maalmo uu safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya.

Safarka Madaxwayne Gaas ayaa ka duwanaa safaradii hore ee uu gali jiray 4sano ee la soo dhaafay in bixitaankiisa iyo soo noqoshadiisa uusan Warbaahinta la hadlin dad sii dhaweeya iyo kuwo soo dhaweeya aan garoonka diyaaradaha la gayn markii uu dhoofayey iyo markuu soo laabanayey.

Comments/Fikirkaaga