Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland Oo ka Socda deegaanka Tukaraq.

Filed under: Wararka |

Wararka ka imaanaya deegaanka Tuka-raq ee ay ku muran san yihiin Jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqday ee Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidammada labada dhinac.

Taliyaha milatariga Somaliand Nuux ismaaciil Taani, ayaa Saxaafada u xaqiijiyay in dagaalku uu socdo wuxuuna sheegay in ciidammada Puntland ay duulaan kaga soo qaadeen labo dhinac.

Waxaan la xiriirnay dhaka Puntland balse way ka gaabsadeen in ay faahfaahin ka bixiyaan sida ay wax u jiraan.

Dhawaan ayay ahayd markii ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating uu booqasho ku kala bixiyay Puntland iyo Somaliland Isaga oo ku baaqay in colaadda la joojiyo.

Comments/Fikirkaaga