Gaas Oo Xilalkii Ka Qaaday Agaasimayaashii Hay”addaha PSS iyo PIA.

Filed under: Wararka |

Madaxweynaha Puntland oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA.

1.Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PIA ka qaaday Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo).

2. Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PSS ka qaaday Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Dhamaan Hay’adahan ayaa ka sheeqeya Dhinaca Amaanka iyo Sirdoonka.

Comments/Fikirkaaga