Puntland Oo Amartay In Hawada Laga Saaro SomalilandTV.

Filed under: Wararka |

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa shirkada Dsat lagu amray in ay hawada ka saarto Telefeshinka Somaliland ee afka dowlada ku hadla sababa jira awgeed ayaa lagu yiri wareegtada oo uu ku saxiixanyahay Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab .


Comments/Fikirkaaga