Dalada Ururada Bulshada Rayidka Ah Oo War-Saxaafadeed Doorashada Puntland.

Filed under: Wararka |

Dalada ay ku midaysanyihiin Ururada bulshada Rayidka ah ee Puntland Ayaa War-saxafeed ay soo saareen ku cadeeeyey mowqifkooda la xiriira doorashada Puntland ka dib markii bishii Jun Warmurtiyeed ay wada jir u soo wada saareen Punsaa iyo Gudiga doorashooyinka kmg ah ee Puntland oo looga hadlayey dimuqraadiyada Puntland iyo doorashooyinka Soomaaliya qodob ku jiray uu hadal hayn iyo tuhun la xiriira mowqifka Dalada ee doorshada Puntland 2019 uu dhaliyey .

Warsaxafadeedka oo uu ku saxiixanyahay Gudoomiyaha Punsaa Waxaa Faysal Qaran Waxaa lagu cadeeyey in aan daladu marna Tuhun iyo shaki galinayn doorashada Puntland ayna aamisantahay sida uu qabo dastuurka Puntland.

Comments/Fikirkaaga