Murwo Seynab Ugaas Yaasiin Oo Loo Magacaabay Wasiir ku Xigeenka Maaliyada Puntland.

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland u magacaabay marwo Saynab Ugaas yaasiin xilkaas oo uu dhawaan iska casilay Wasiir ku xigeenkii hore Cabdisalam Bashiir oo u tartamayey duqa Degmada Bosaaso oo loo doortay.

Marwo Saynab ayaa ka mid ahayd xukumada Madaxweyne faroole oo ay ka soo qabatay Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha Haweenka iyo Caafimaadka.

Comments/Fikirkaaga