Gaas Oo Joojiyey Kulan Dhexmari Lahaa Wafdi ka Socday Dowlada Federaalka Iyo Ardayda Jaamacada Garoowe.

Filed under: Wararka |

Amar Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa joojiyay kulan galabta ay ardayda Jaamacaha Garowe kula hadli lahaayeen Wasiir Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Yarey iyo Cabdiqani Cabdi Jaamac oo Wasiir kasoo noqday Jubbaland, hadana ah la taliyaha Ra’isalwasaare Kheyre.

Arintan ayaa loo badinayaa inay salka ku hayso go’aankii maamulada dalka Soomaaliya ay ku hakiyeen wada shaqayntii kala dhaxaysay Dowladda Federalka.

Ayub A. Ali.

 

Comments/Fikirkaaga