Baydhabo:-Shariif Xasan Sh.Aadan Oo Warbaahinta Isugu Yeeray.

Filed under: Wararka |

Weriyeyaasha ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa goordhaw looga yeeray Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo.

Warar hoose ayaa sheegaya in in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shir jaraa’id qaban doono,balse lama oga in uu ka tanaasuli doono musharaxnimadiisa iyo wax kale uu ka hadli doonno.

La soco waxa kasoo baxa Shirka jaraaid ee Shariif Xasan, Hadii alle idmo.

Comments/Fikirkaaga