Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigey.

Filed under: Wararka |

Bayaan ay soo saareen Golaha Odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ee loo balansanaa 17-ka bishan November ka dhacdo Baydhabo, Odayaasha waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka inay faragelin ku heyso doorashada, lana safatay Musharaxiin gaar ah, iyagoo dhaqaale iyo gawaari aan xabadaha karin siisay, sidoo kalena Xildhibaanada Koofur Galbeed u daabushay Muqdisho, si looga dhaadhiciyo Musharax la wato inay u doortaan.

 

Comments/Fikirkaaga