Shariif Xasan Shiikh Aadan Oo Iscasilay.

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Koonfur galbeeed Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa is casilay isla markaana isaga haray Tartanka doorashada soo socota waxaana xilka madaxwaynaha Waxaa si ku meel gaar ah u sii haynaya Gudoomiyaha barlamaamka Shariif Shiikhuna Maye mudada 10cisho ah ee doorashada ka dhiman.

Comments/Fikirkaaga