Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Caawinaad u Qeybisay dadkii ku Barakacay Deegaanka Dhumay(Sawiro).

Filed under: Wararka |

Ciidanka Gaarka ah ee Liyuu booliska ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa si weyn caawimo ugu qaybiyay dadkii ku barakacay Dharkayn geeyo.

Caawimadaas ayaa waxa ay qayb ka tahay gargaarkii uu soo diray Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar oo si toos ah gacanta ugu haya hawsha Maamulka ee Nabaynta ee labada Beelood .

Kornayl Shugri Jaamac Muuse,iyo hogaanka nabad galyada iyo cadaalada ee Gobolka doolo Cabdilaahi Axmed Cabdi oo iyagu howshan maamulayey

Iyo saarkiisha Ciidanka qaybohooda kaladuwan kuwaas qaybinayey gargaarka waxaana halkaas si weyn looga mahadceliyey Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar iyo guud ahaan qaybaha ay dowladu ka kooban tahay,,

Kornayl shuri jaamac Muuse oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay adkaynayaan nabada waxana uu ugu baaqay beelaha walaaha ah in ay nabad galyada ilaaaliyaan.

Sawirada iyo Qoraalka C/Kariin Olol.

Comments/Fikirkaaga