Dowlada Soomaaliya Oo Ka Carootay Qoraal Kasoo Baxay Qaramada Midoobay.

Filed under: Wararka |

Dowladda Soomaaliya ayaa muuqata in ay si weyn uga Carooday war kasoo baxay Qaramada Midoobey,kaasoo looga hadlaayay doorashadda Koonfur Galbeed in ay ku dhacdo si wanaagsan oo dadka degaanka ay ku qanacsan yihiin.

Cabdisaciid Maxamed Cali La taliyaha ammaanka madaxweynaha Soomaaliya ayaa boggiisa Twitter-ka waxa uu ku qoray qoraal kooban oo uu ku sheegay in ay muhiim tahay in Xafiiska Qaramada Midoobey aysan soo faragalin Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Cabdisaciid ayaa yiri : “Ha faragashan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, dhaqankaasi waa mid aan la soo dhoweyneyn”.

Comments/Fikirkaaga