Puntland Oo Hambalyo Udirtey Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Guulo ka Gaaray Doorasho Maraykanka ka Dhacday.

Filed under: Wararka |

Puntland ayaa u hambalyeysay Ilhaan Cumar oo ku guulasatey aqalka Congress ka Maraykanka. Ilhaan waxa ay noqonaysaa qofkii ugu horeeyey oo Soomaali ah kaasi oo xilkan ka qabta dalka Maraykanka.

Sidoo kale Puntland waxa ay u hambalyeysay Mohamud Nuur iyo Hodon Hassan oo ku guulaystey inay ka midnoqdaan Manisota House of Representatives.

Comments/Fikirkaaga