Home » Archives by category » Articles
Horu Socod: Leading Somalia to a Path of Regression and Disunity

Horu Socod: Leading Somalia to a Path of Regression and Disunity

Horu Socod: Leading Somalia to a Path of Regression and Disunity By: Mohamud Shalab Early 2017, a federal election was held that shook up the entire nation. Somali’s all over the world were in celebration of the new president, Mohamed Abdullahi Farmajo. Similarly, when the new Prime Minister, Hassan Ali Khayre, was appointed waves of […]

Xogwaran:-Madasha Nayroobi Ma horusocod baa mise Dib usocod?

Comments Off on Xogwaran:-Madasha Nayroobi Ma horusocod baa mise Dib usocod?
Xogwaran:-Madasha Nayroobi Ma horusocod baa mise Dib usocod?

Dhowaan waxa Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya xildhibaano ku dhow boqol xildhibaan ay  kaga dhawaaqeen madal mucaarad ah oo ay ugu magac dareen Horu socod. Inkastoo xildhibaanadaasi aanay shacabka soomaaliyeed usoo bandhigin ahdaafta iyo mabaadi’da ay madashan ku dhiseen, iyo danaha ay ka leeyihiin inay ku gaaraan madal noocas ah ma dan guud oo soomaaliyeed […]

Continue reading …

Faallo:-Yaa Awooda u leh Kordhinta Gollaha Wakiilada Puntland?

Comments Off on Faallo:-Yaa Awooda u leh Kordhinta Gollaha Wakiilada Puntland?
Faallo:-Yaa Awooda u leh Kordhinta Gollaha Wakiilada Puntland?

Allaha u naxariistee Gen Cadde Muuse markii madaxweynaha ka noqday Puntland 2005tii oo uu xafiiska muddo kooban hayay ayuu maalin maalmaha ka mid ah yiri gollaha Wakiiladda Puntland dulmi aa ka jira, waxaa ka maqan qabiilo ay muhiim ahayd inay ku jiraan sida  Kaski Qabe oo qabiil weyn oo harti ah iyo Madhibaan oo gobol […]

Continue reading …

Maqaal:-Kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Horumarinta dalka.

Comments Off on Maqaal:-Kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Horumarinta dalka.
Maqaal:-Kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Horumarinta dalka.

Horudhac:- Kolkii ay waddan dhibaato lasoo gudboonaato, ha ahaato mid dabiici ah ama mid ay dadku sabbabeen, waxaa inta badan dhacda in dad badani ka qaxaan dalkaas oo wadamo kale aadaan. Sida ay muujiyeen baaritaano kala duwan waxaa ugu horeyn qaxa dadka dhaqaalaha haysta iyo dadka aqoonta leh. Labadaan kooxood ayaa ah kuwo saameyn weyn […]

Continue reading …

Magaalada Juurile oo Lagu Qabtay Xaflad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay(Sawiro).

Comments Off on Magaalada Juurile oo Lagu Qabtay Xaflad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay(Sawiro).
Magaalada Juurile oo Lagu Qabtay Xaflad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay(Sawiro).

Magaalada Juurile oo ka tirsan deegaanada Degmada Waaciye ayaa Waxa Laga Hirgeliyey Xarun Dugsi Quraan oo si Casri ah Loo dhisay. Dhismaha Dugsigan ayaa Waxa Iska Kaashaday Maamulka iyo Shacabka ku dhaqan Magaalada Juurile iyo weliba Jaaliyada Qurbaha ee Magaalada Juurile kasoo jeeda. Munaasabad Dugsigan Xariga Looga jarayay oo Lagu qabtay Isla Gudaha Dhismaha Cusub […]

Continue reading …

Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistee Ugaas Yaasiin Ugaas C/raxmaan.

Comments Off on Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistee Ugaas Yaasiin Ugaas C/raxmaan.
Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistee Ugaas Yaasiin Ugaas C/raxmaan.

Waxaan Halkan Hoose kusoo Gudbinaynaa Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Alla Haw Naxariistee Marxuum Ugaas Yaasiin Ugaas C/raxmaan. Marxuum Ugaas Yaasiin wuxuu Ugaasnimada hayey 59 sano. Marxuum Ugaas Yaasiin waxa uu ku dhashay Magaalada Boosaaso, taariikhdu markay ahayd 1915. Wuxuu waxbarashadiisii diinta islaamka ka bilaabay Magaalada Boosaaso, halkaasoo uu Xaafidil qura’aan uu ku noqday. […]

Continue reading …

Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistii Duqii Degmada Waaciye Coll.Xirsi.

Comments Off on Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistii Duqii Degmada Waaciye Coll.Xirsi.
Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistii Duqii Degmada Waaciye Coll.Xirsi.

Halkan Hoose ka Akhriso Inyar oo ka mid ah Taariikh Nololeedkii Alla Haw Naxariistee Duqii Degmada Waaciye Coll.Xirsi Siciid Faarax(Xirsi Gaataa) oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Marxuumku Waxa uu ku dhashay Magaalada Bosaaso taariikhdu markii ay ahayd 1947,dusgi quraanka iyo weliba Dugsiga Hoose/dhexe Waxa uu ku qaatay Isla Magaalada Bosaaso. […]

Continue reading …

Maqaal:-Madaxweyne Shacabkaa ku doortay ee taladooda dhagayso!

Comments Off on Maqaal:-Madaxweyne Shacabkaa ku doortay ee taladooda dhagayso!
Maqaal:-Madaxweyne Shacabkaa ku doortay ee taladooda dhagayso!

Mudane Madaxweyne Hambalyo mar labaad, Waxaa makhraati ma doonto ah in shacabka Soomaaliyeed taageeradooda ay ku muujiyeen Baraha Bulshada, markastana aad marsiin jirtay fariimaha ku aadan ololahaaga doorasho ay wax weyn ka badashay quluubta xildhibaanda oo aan ognahay in rag dhaqaalo badan ku baxsadeen si ay iyaga ugu codeeyaan. Maanta waxaa tahay Madaxweyne shacabku doorteen […]

Continue reading …

Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012).

Comments Off on Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012).
Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012).

Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012) February 8, 2017 Maanta waxaa la dooranayaa Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya, xusuusta ay Soomaalida doorashooyinkaasi u hayaan ma aha mid fudud, wejiyo badan oo doorasho ayaa dhacdey sida murashax keligiisa isla tarmayey iyo maanta oo 22 murashax taagan yihiin. Hadana Halkan Ka Akhriso Sooyaalka Doorashada Madaxweyneyaasha […]

Continue reading …

Maqaal:-Fadlan Ridwaan Saxardiid Caddaalad Ha-Hesho!

Comments Off on Maqaal:-Fadlan Ridwaan Saxardiid Caddaalad Ha-Hesho!
Maqaal:-Fadlan Ridwaan Saxardiid Caddaalad Ha-Hesho!

Ridwaan Saxardiid oo Ahayd Gabadhii Lagu Xumeeyey Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug Waxa soo gaaray dhaawac  jireed  jinsiyeed  xis iyo  maskixiyan intaba  waxay soo xasuusan doonta gefka murugada leh ee loo gestay waxayse  dhawraysa  caddaalad falideenna. Abaheed sida la ii sheegay mana waala mana miyir qabo wuxuna sidaas la noqday  murugada Inantiisa’ haddaba  maanta waxay […]

Continue reading …
Page 1 of 3123