Home » Archives by category » Uncategorized
Hotel Casri Ah oo Laga Furey Degmada Waaciye ee Puntland(Sawiro+Video).

Hotel Casri Ah oo Laga Furey Degmada Waaciye ee Puntland(Sawiro+Video).

Degmada Waaciye ee Puntland Ayaa Waxa Laga furay Hotel Casri Ah,Kaas oo dadka deegaanku ay si weyn ugu Baahi qabeen. Hotelkan oo Lagu Magacaabo Villa Rose Hotel Ah ayaa Waxa u dhan dhamaan Adagkii Hotel Looga Baahnaa. Hotelkan oo ah Mid Casri si weyna Loo Qalabayeeyey ayaa Munaasabad Xariga Looga jarayay Waxa Lagu qabtay,isla gudaha […]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho(Sawiro).

Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho(Sawiro).
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho(Sawiro).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur galo hannaanka ay u shaqeyso Dekaddu, isla markaana loo ilaaliyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala Dekadda, maadaama ay dekaddu yeelatay maamul cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan gaar ah la […]

Continue reading …

Wasiirka Maaliyada Puntland oo sheegay inaysan Jirin Wax Mushahar Ah oo ka Maqan Ciidankii Dhowaantan Gadoodka Sameeyey.

Comments Off on Wasiirka Maaliyada Puntland oo sheegay inaysan Jirin Wax Mushahar Ah oo ka Maqan Ciidankii Dhowaantan Gadoodka Sameeyey.
Wasiirka Maaliyada Puntland oo sheegay inaysan Jirin Wax Mushahar Ah oo  ka Maqan Ciidankii Dhowaantan Gadoodka Sameeyey.

War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Wasaarada Maaliyada Puntland Mudane.C/laahi Shiikh Ayaa Lagu Sheegay  in aysan jirin Wax mushahar iyo xuquuq ah oo ka maqan Ciidankii dhawaan Gadoodka sameeyey, waxaana uu intaasi ku daray Wasiirku in ay xuquuqdii 01/2017 bixisay,iyadoona  wasiirka  maaliyadu arintaas ku eedeeyey  Shaqsiyaad dano gaar ah leh. Halkan Hoose ka Akhriso  War-Saxaafadeedka  Wasaarada Maaliyada […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Si Adag uga Hadlay Amni Darida ka Jirta Magaalada Bosaaso(Video).

Comments Off on Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Si Adag uga Hadlay Amni Darida ka Jirta Magaalada Bosaaso(Video).
Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Si Adag uga Hadlay Amni Darida ka Jirta Magaalada Bosaaso(Video).

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ayaa si adag uga hadlay Nabadgelyo darada kusoo korortay Magaalada Bosaaso. Sidoo kale Nabadoonku wuxu tacsi udirey Qoyskii,eheladii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla Haw Naxariistee Marxuum Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo Maalmo ka hor Lagu dilay Gudaha Magaalada Bosaaso.

Continue reading …

Donald Trump oo Magaalada Minneapolis Lagaga Mudaaharaaday(Dhegayso).

Comments Off on Donald Trump oo Magaalada Minneapolis Lagaga Mudaaharaaday(Dhegayso).
Donald Trump oo Magaalada Minneapolis Lagaga Mudaaharaaday(Dhegayso).

Dibadbax ka dhan ah wareegtada Madaxweyne Donald Trump oo ka dhacay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Cedar, ee magaalada Minneapolis. Dibadbaxan o ay ka soo qeyb galeen jaaliyadaha kala duwan ee gobalka Minnesota ayaa waxaa wax ka soo qabanqaabisay Ilhan Cumar. Halkan ka Dhegayso Warbixin amuurtaasi ku Saabsan.

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Degmada Xaafuun.

Comments Off on Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Degmada Xaafuun.
Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Degmada Xaafuun.

Madaxweynaha Dawlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari. Maamulka Degmadaasi iyo Qeybaha kala duwan ee degmadaasi ku dhaqan ayaa si weyn usoo dhoweeyey Wafdiga Madaxweynaha. Soo Dhoweyn ka dib waxa Wafdiga Madaxweynaha ayaa loo gelbiyey Madal Loogu tallogallay,halkaas oo Maamulkii iyo Dadweynihii soo dhoweeyey uu kula hadlay,ugana Mahadceliyey sida […]

Continue reading …

Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanada Bariga Fog.

Comments Off on Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanada Bariga Fog.
Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanada Bariga Fog.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanada Bariga fog ee dhowaantan roobabku ka da’adeen. Deegaanadan Wafdiga Madaxweynuhu ay gaareen ayaa dhowaantan waxa isugu tegay boqolaal qoys oo reer guuraa ah,kuwaas oo kasoo hayaamayay Deegaanada Somaliland,Galmudug iyo Kililka shanaad ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa dadka reer guuraaga ah ee […]

Continue reading …

Kooxda Alshabaab oo weerartay hotel Muqdisho ku yaal.

Comments Off on Kooxda Alshabaab oo weerartay hotel Muqdisho ku yaal.
Kooxda Alshabaab oo weerartay hotel Muqdisho ku yaal.

Kooxda Alsbabaab ayaa weerar ku qaaday Hotel Dayax ee Magaalada Muqdisho. Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay weerarka lagu qaaday hotelka. Ciidamada amniga ee Magaalada Muqdisho ayaa isku gadaamay hotelka iyagoona mid ka mid kooxdii weerarka soo qaaday toogasho ku dilay. In badan oo ka mid ah dadkii hotelka deganaa ayaa laga daadgureeyey,iyadoona […]

Continue reading …

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Maanta Baarlamaanka Hortagaya.

Comments Off on Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Maanta Baarlamaanka Hortagaya.
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Maanta Baarlamaanka Hortagaya.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa  maanta hortaga Golaha Wakiilada ee Puntland. Ujeedka uu Gaas u hortegi tegi doono Baarlamaanka ayaa ah Sidii uu u furi lahaa kalfadhiga 38-Aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Furitaanka kalfadhiga ka dib Xubnaha Golaha Wakiilada ayaa Madaxweynaha Su,aalo La xariira xaalada dalka wax ka weydiin doona Sida dagaaladii […]

Continue reading …

War Deg Deg Ah:-Malayshiyaadkii Daacish oo Isaga Baxay Degmada Qandalla ee Gobolka Bari.

Comments Off on War Deg Deg Ah:-Malayshiyaadkii Daacish oo Isaga Baxay Degmada Qandalla ee Gobolka Bari.
War Deg Deg Ah:-Malayshiyaadkii Daacish oo Isaga Baxay Degmada Qandalla ee Gobolka Bari.

War deg deg ah oo goordhowayd soo gaaray Warbaahinta Raadreeb.com ayaa sheegaya in kooxdii Ka tirsanayd dagaalyahanada Daacish ay xalay isaga baxeen Degmada Qandalla ee Gobolka Bari,ka dib markii subaxnimadii shalay  ay si rasmi  ah ula wareegeen gacan ku haynta Degmada Qandalla. Kooxdan ayaa sida aanu xogta ku helnay Degmada Qandalla uga baxay dhanka Deegaanka […]

Continue reading …
Page 1 of 3123