Home » Archives by category » Wararka (Page 3)

Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).

Comments Off on Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).

Magaalada Kaladhacda Ee Gobolka Sanaag Ayaa Waxa lagu Qabtay Kullan Ballaaran oo Dhaliil Xoogan Loogu Jeediyey Maamulka Puntland. Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Continue reading …

Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).

Comments Off on Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).
Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).

Kulan ay Isu yimaadeen Beelaha Tiinle Ee Axmed Harti Laguna qabtay Magaalada Ceeldaahhir ee Gobolka Bari iyo Deegaanka Kaladhacda Ee Gobolka Sanaag Ayaa Eedeyn ba”an loogu Jeediyey Maamulka Puntland. Beesha Tiinle ayaa Lafdhabar buuxda u ah Amniga Puntland ee xiligan,iyagoona deegaamada ugu badan ee Kooxaha Al-Shabaab ay ku dhuumaalaystaan ay yihiin deegaanada Beeshu degto. Xeerdheerayaasha […]

Continue reading …

Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).

Comments Off on Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).
Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).

Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Xukuumada Cusub Ee Madaxweyne Deni ayaa ka dhacay Deegaanada Kaladhacda ee Gobolka Sanaag,Afurur iyo Ceeldaahir ee Gobolka Bari. Mudaaharaadkan ayaa lagu dhaliilay laguna diiday qaabka loo soo dhisay Xukuumada Cusub ee Puntland,iyagoona dadka deegaanadaasi ay sheegeen inay xuquuqdoodii waayeen. Waxgaradka iyo Siyaasiyiin iyo weliba Qeybaha kala Duwan Ee Beesha Tiinle ee […]

Continue reading …

Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”

Comments Off on Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”
Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”

Taliyaha ciidanka Booliiska dowladda Puntland, Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, oo saaka wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgallo amniga lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hawlgallada oo weli socda, ayaa taliyuhu sheegay in lagu soo qa’qabtay, dad kala duwan oo ku eedaysan;  argagixiso, tahriibin […]

Continue reading …

Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?

Comments Off on Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?
Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah, kana tirsan aqalka Kongreska Mareykanka, inay iscasisho, kadib markii ereyo Yuhuud naceyb ah ay ku qortay barteeda Twiter-ka. Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xildhibanaada aqalka Kongreska ee taageersan Israa’iil ay dhaqaale ka helaan kooxaha taageera Yuhuuda, arrintaasi oo sababtay in Gudoomiyaha […]

Continue reading …

Puntland Oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigtay koox dooneysay inay ku biirto Daacish.

Comments Off on Puntland Oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigtay koox dooneysay inay ku biirto Daacish.
Puntland Oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigtay koox dooneysay inay ku biirto Daacish.

Ciidanka amniga Puntland ee (PSF) , ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanno dhaca Koofurta magaalada Boosaaso waxaa lagu soo qabtay rag dhallinyaro oo la sheegay inay doonayeen inay ku biiran Daacishta ku sugan buuraha Cal-miskaat. “Waxay hawlgal ka sameeyeen Buuraleyda iyo Toggaga Gaaca, Guban iyo Moqor ee Koonfurta Bari ee magaalada Boosaaso, […]

Continue reading …

Madaxweyne Deni Oo kulan la Qaatay Qaarka mid Ah Xukuumadiisa Cusub.

Comments Off on Madaxweyne Deni Oo kulan la Qaatay Qaarka mid Ah Xukuumadiisa Cusub.
Madaxweyne Deni Oo kulan la Qaatay Qaarka mid Ah Xukuumadiisa Cusub.

Golaha xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland maanta lagu dhaariyey xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe. Dhaarinta wasiirada cusub ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, guddoomiyaha maxkamadda Sare ee Puntland Dr.Yuusuf Xaaji Nuur, xubno ka tirsan maxkamadda sare ee Puntland iyo […]

Continue reading …

Ilhaan Cumar oo raali galin ka bixisay Yuhuud nacaybka.

Comments Off on Ilhaan Cumar oo raali galin ka bixisay Yuhuud nacaybka.
Ilhaan Cumar oo raali galin ka bixisay Yuhuud nacaybka.

Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa’iil u taageeraan ururrada u ol’oleeya awgeed. Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag […]

Continue reading …

Nin Ganacsade Ah Oo lagu diley Bosaaso.

Comments Off on Nin Ganacsade Ah Oo lagu diley Bosaaso.
Nin Ganacsade Ah Oo lagu diley Bosaaso.

Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad oo xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed ayaa lagu dilay xaafadda Raf&Raaxo ee magaalada Boosaaso gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay. Ma jirto weli cid […]

Continue reading …

Akhriso Beelaha Ku Dhaqan Deegaanada Puntland Ee Aan Helin Xuquuqdii ay ku Lahaayeen Puntland.

Comments Off on Akhriso Beelaha Ku Dhaqan Deegaanada Puntland Ee Aan Helin Xuquuqdii ay ku Lahaayeen Puntland.
Akhriso Beelaha Ku Dhaqan Deegaanada Puntland Ee Aan Helin Xuquuqdii ay ku Lahaayeen Puntland.

Halkan Hoose ka Akhriso Beelaha degada Deegaanada Puntland ee aan Maamulka Puntland ka helin Xuquuqdii ay ku Lahaayeen Maamulka Puntland Gaar Ahaan Xukuumada Deni. 1-Wabeneeye. 2- Awrtable. 3- Danwayne. 4-Ismacil Saleebaan. 5-Cali jibrahil. 6- Amaanle. 7-Nuux Jibrahil. 7-Cabdala Ibrahim. 8-Cabdiraxiin Saleeban. 9-Wadalmuge. 10-Jambeel. 11-Geesaguule. 12-Tiinle. 13- Gabtaanle. 14- Maganlabe.

Continue reading …