Home » Archives by category » Waraysi
Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Bari oo ka hadlay Qaraxii Magaalada Bosaaso ka Dhacay(Dhegayso).

Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Bari oo ka hadlay Qaraxii Magaalada Bosaaso ka Dhacay(Dhegayso).

Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta la hadlay  ayaa sheegay in hal askari uu ka mid ahaa dadka qaraxa ku dhintay, sidoo kalena 3 qof oo rayid ahi ay ku jireen dadka dhintay iyo qofkii Is Qarxiyey. Xaalada Guud ee Magaalada Bosaaso ayaa xiligan degan,iyadoona Goobtii Weerarku ka […]

Dhegayso:-Xildhibaan Aadan Barre Ducaale”Madaxweynaha Kenya Waa Nin Daarood Ah”

Comments Off on Dhegayso:-Xildhibaan Aadan Barre Ducaale”Madaxweynaha Kenya Waa Nin Daarood Ah”
Dhegayso:-Xildhibaan Aadan Barre Ducaale”Madaxweynaha Kenya Waa Nin Daarood Ah”

Aadan Barre Ducaale oo ah gudoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa meel fagaaro ah ugu sheegay beesha uu kasoo jeedo inuu ku faraxsan yahay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu kusoo biiray Beesha Daarood. Isagoo Boqolaal ruux kula hadlayay gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa uu sheegay in xataa Farmaajo uu Uhuru Kenyatta weydiiyay hadii uu Daarood yahay. Halkan Hoose […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Dawlada iyo Shacabka Puntland ugu Baaqay inay La Shaqeeyaan Dawlada Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).

Comments Off on Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Dawlada iyo Shacabka Puntland ugu Baaqay inay La Shaqeeyaan Dawlada Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).
Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari oo Dawlada iyo Shacabka Puntland ugu Baaqay inay La Shaqeeyaan Dawlada Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari Mudane.C/qaadir Axmed Ibraahim(Xarago) ayaa ka hadlay Isbedelkii Guud ee Dalka Soomaaliya ka dhacay,gaar ahaan Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Soomaaliya oo dhowaantan ka dhacday. Sidoo Kale Nabadoon Xarago ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ugu Baaqay inay Dawlada Cusub ee Soomaaliya si dhow ula Shaqeeyaan. Nabadoonka ayaa sidoo kale shacabka ugu […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo Waraysigiisii ugu horeeyey Kaga Hadlay Qodobo kala Duwan(Dhegayso).

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Waraysigiisii ugu horeeyey Kaga Hadlay Qodobo kala Duwan(Dhegayso).
Madaxweyne Farmaajo oo Waraysigiisii ugu horeeyey Kaga Hadlay Qodobo kala Duwan(Dhegayso).

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA. Madaxweyne Farmaajo ayaa Waraysigiisa kaga hadlay Waxqabadkiisa Boqolka Maalmood ee ugu horeeya Waxqabadka u Qorshaysan. Halkan Hoose ka Dhegaysi Waraysiga Madaxweyne Farmaajo.

Continue reading …

Qaayibo Nuux oo Buraanbur Qiimo Leh u Tirisay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).

Comments Off on Qaayibo Nuux oo Buraanbur Qiimo Leh u Tirisay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).
Qaayibo Nuux oo Buraanbur Qiimo Leh u Tirisay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya(Dhegayso).

Qaayibo Nuux oo ka Mid Haldoorka Haweenka Gobolka Bari,kana Mid ah Xubnaha u dhaqdhaqaaqa Arimaha Bulshada ayaa Buraan Qiimo Leh Hawada u Marisay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka ee Soomaaliya. Qaayibo Nuux ayaa Xildhibaanada kula dardaarantay inay soo Doortaan Madaxweyne Samata bixinka Dalka Soomaaliya ee Musuqmaasuqa iyo Dagaaladu ka degeen. Halkan Hoose ka Dhegayso […]

Continue reading …

Dhegayso:-Xildhibaan C/risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne C/weli Gaas Waxaan Ugu Baaqayaa in uu Is Casilo,Inta Aanan Xilka Ka Qaadin”

Comments Off on Dhegayso:-Xildhibaan C/risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne C/weli Gaas Waxaan Ugu Baaqayaa in uu Is Casilo,Inta Aanan Xilka Ka Qaadin”
Dhegayso:-Xildhibaan C/risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne C/weli Gaas Waxaan Ugu Baaqayaa in uu Is Casilo,Inta Aanan Xilka Ka Qaadin”

Mudane katirsan Baarlamaka Puntland ayaa Eedeun Kulul u Soo Jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, oo ay sheegeen inuu arrimo badan ku guuldaraystay. . Xildhiban  C/risaaq Siciid Aadan oo ka Mid ah Mudaayasha Laga Soo Dooortoo Gobolada Karkaar,Hayland iyo  Bari ayaa Sheegay inay Puntland ay Wajahayso Xaalad Adag  Oo dhanka Dhaqaalaha ah Siba […]

Continue reading …

Dhegayso:-Proff.C/risaaq Jurille”Beesha Daarood Uma Tartameyso Guddoomiyaha Aqalka Sare, Kursigaasi Waa Qoondada Beelaha Somaliland”

Comments Off on Dhegayso:-Proff.C/risaaq Jurille”Beesha Daarood Uma Tartameyso Guddoomiyaha Aqalka Sare, Kursigaasi Waa Qoondada Beelaha Somaliland”
Dhegayso:-Proff.C/risaaq Jurille”Beesha Daarood Uma Tartameyso Guddoomiyaha Aqalka Sare, Kursigaasi Waa Qoondada Beelaha Somaliland”

Senator Proff.C/risaaq Xasan Cismaan (Juurille) oo Warbaahinta  la hadlay  ayaa  meesha ka saarey in uu jiro kullan ay yeesheen beesha Daarood, laguna go’aamiyay in isaga Jurilla ahaan uu noqdo musharaxa beeshaasi ee guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Senator Proff.Jurulle waxaa uu sidoo kale sheegayaa in Qoondada 4.5-ka ay doorashada ku saleysan tahay marka la fiiriyo, […]

Continue reading …

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Gallan oo khudbad Taariikhi Ah Jeediyey(Dhegayso).

Comments Off on Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Gallan oo khudbad Taariikhi Ah Jeediyey(Dhegayso).
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Gallan oo khudbad Taariikhi Ah Jeediyey(Dhegayso).

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan ayaa Khudbad Taariikhi ah oo uu Jeediyay kaga hadlay Khilaafka isaga & Madaxweynaha Puntland. Wuxuu sheegay in uu dhowr jeer la kulmay Madaxweynaha PL Dr Cabdiweli M.Cali Gaas kalana hadlay in ay Muhiim tahay in la dhegaysto Shacabka Gobolka Bari warkooda cabashad ah ee ka soo yeedhaya […]

Continue reading …
Diyaarado Duqeeyey Masjid Ku Yaalla Gedo(Dhegayso).

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha Kenya ay duqeyn ka geysteen meelo ka tirsan gobolka Gedo. Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo oo u dhow degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Afhayeenka Maamulka Gobbolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa khadka taleefoonka […]

Continue reading …