Muqdisho:-Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka Kooban oo loo Diidey inay u Dhoofaan Garoowe.

Filed under: Uncategorized,Wararka |

Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka kooban ayaa loo diiday in ay usoo duulaan Garoowe.

Diyaaraddii ka soo qaadi laheyd Muqdisho ayaa la sheegay in ay ogolaansho ka dalbatay Wasaaradda Amniga Puntland balse ay weyday.

Puntland ayaa horay Masuuliyiinta DFS Oga mamnuucday Deegaanadeeda Mudada Doorashada.